Shirka amniga gobolka Mudug ee dhanka Puntland oo go,aano laga soo saaray (dhegayso)

HomeWararka

Shirka amniga gobolka Mudug ee dhanka Puntland oo go,aano laga soo saaray (dhegayso)

Shirkii Amniga ee gobolka Mudug ayaa waxaa laga soo saaray go’aano loogu talagalay in Amniga magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland lagu xoojinayo. Guddoomiyaha gobolka Cabdiif Muuse Sanyare  oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo laga mamnuucay dadka wareejiya alaabta bagaaska ah iyo warato aan shati ka haysan dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo. Dhegayso.  

Madaxeynaha Somaliland oo si adag ugu Jawaabay RW khayre
Ciidamo Mushaar la’aan ka cabanaya oo saxaafadda la hadlay
Barnaaamij Gaar ah: Gurmadka Culumadda Puntland ee Qarixii Isgoyska Soobe (dhegayso)

Shirkii Amniga ee gobolka Mudug ayaa waxaa laga soo saaray go’aano loogu talagalay in Amniga magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland lagu xoojinayo.
Guddoomiyaha gobolka Cabdiif Muuse Sanyare  oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo laga mamnuucay dadka wareejiya alaabta bagaaska ah iyo warato aan shati ka haysan dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.

Dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: