FARMAAJO OO GALAY XARUNTA XALANE & SHIRKA OO MAANTA FURMAYA (daawo)

FARMAAJO OO GALAY XARUNTA XALANE & SHIRKA OO MAANTA FURMAYA (daawo)

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday Md. Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa hada gaaray xarunta Xalane oo uu ka dhacay shirka madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Ammaanka gobta ayaa aad loo adkeeyay waxaan sugaya ciidamada Amisom.

Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa shaki la gelinayaa ka qaybgalkooda shirka maanta, waxaana la isku hayaa ajandaha shirka.

Wariyeyaaha ayaa dibada ka jooga shirkan oo looma oggolaan iney gudaha u galaan goobta uu shirku ka dhacayo.

Dhegayso.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com