FALANQEYN: Maxaa laga filan karaa shirka Xalane? (daawo)

FALANQEYN: Maxaa laga filan karaa shirka Xalane? (daawo)

Xarunta Xalane oo ah goobta uu shirka ka furmayo kuna dhex taal xarunta Afisyooni waxaa gaaray madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa shaki la gelinayaa ka qeyb galkooda shirka maanta, waxaana la isku hayaa ajandaha shirka.

Hadaba maxaa laga filan karaa shirkan? Su’aalahaas iyo kwo kale waxaan waydiinay guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Xasan Cadow Axmed Daaci | Wariyaha daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waabari ayaa waraystay.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com