Barnaaamij Gaar ah: Gurmadka Culumadda Puntland ee Qarixii Isgoyska Soobe (dhegayso)

Barnaaamij Gaar ah: Gurmadka Culumadda Puntland ee Qarixii Isgoyska Soobe (dhegayso)

Deeganadda Puntland gaar ahaan magaalooyinka waaweyn ee Puntland waxaa ka socda tan iyo markii qarax dad baddan ku dhinteen uu k adhacay isgooyska Soobe ee magaaladda Muqdisho. Tiradda dhimashada ay kor u dhaaftay 300 boqol ayaa waxaa culumadda Puntland iyo dhalinyarada Puntland ay wadeen Gurmad qaran oo ay lacago ugu aruurinayaan dadkii ku waxyeeloobay qaraxas.

Culumadda Puntland ayaa masaajida ugu waaweyn Puntland sida Boosaaso iyo Garoowe ka wada aruurinta lacago dadkaa dhaawac ah la gaarsiinayo, waxaana jira guddiyo isugu jira culumo iyo dhalinyaro oo Puntland magacawday.

Hadaba Radio Daljir ayaa kaalin weyn ka qaatay barnaamijyadda lacagaha loogu aruurinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxa Xamar, waxaana maanta ka baahay Radio Daljir barnaamij gaar ah oo ay marti ku ahayeen, su’aalana toos loo weydiinayeey Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji iyo Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo labaduba kamid ah culumadda Puntland,

Barnaamijkan waxaan idin lasocodsiinaya wariye Maxamed Lakiman

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com