Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka oo Dolow kulan kula qaatay Bulshada (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka oo Dolow kulan kula qaatay Bulshada (dhegayso)

Gudiga Madaxa Babanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo Gabagbaeeyay Kulamo iyo Wada tashiyo Maalmihii la soo Dhaafay uu lalahaa Qaybaha Bulsha

Qarax lagu dilay Ciidamo Kenyaan ah
Wacal Daray ah: Agaasimaha Guud ee Radio Daljir oo isku day dil ka badbaaday
Ciidamadda Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay nafti halige halaagi lahaa Culumo (Sawiro)

Gudiga Madaxa Babanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo Gabagbaeeyay Kulamo iyo Wada tashiyo Maalmihii la soo Dhaafay uu lalahaa Qaybaha Bulshada iyo Maamulka Degmada Dooloow,isago sheegay in kulamadas ay kaso baxeen waxyaabo muhiim ah.

Kulamadaas waxaa ka qayb galay qaybaha Kala duwan ee Bulshadda doolow Somaliya ,wuxuuna sheegay in muhiim tahay in mar walba Kulamo kala duwan lala qaato qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: