Maamulka Balanbale :“ Xuduudka Etoobiya iyo Galgaduud Waa Xiranyahay Waana ka Xunahay Arrintaa “(dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Balanbale :“ Xuduudka Etoobiya iyo Galgaduud Waa Xiranyahay Waana ka Xunahay Arrintaa “(dhegayso)

Muddo kabadan todobaad waxaa xiran Xuduuda Degmada balanbale ay la wadaagto dalka ethopia iyadoona saamayn wayn ay ka dhalatay Talaabadaasi. Maamul

Aqoonyahan Cartan: “Shirarka Garoowe ee khilaafka DFS iyo Puntland waa boor-isku-qaris waana faashil” iyo jawaabta Puntland (dhegayso)
Dowladda Puntland oo soo saartay awaamiirta ammaanka doorashada Puntland (Daawo/Akhriso)
Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Kula Kulmay Ururada Bulshadda Rayidka ah (Sawiro)

Muddo kabadan todobaad waxaa xiran Xuduuda Degmada balanbale ay la wadaagto dalka ethopia iyadoona saamayn wayn ay ka dhalatay Talaabadaasi.

Maamulka magaalada balanbale ayaa ku tilmaamay falkaan mid laga xumaado, iyagoona sheegay in aysan garanayn sababta xadka loo xiray.

Gudoomiyaha balanbale Jaamac Xeyle oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in xuduuda loo xiray tuhun ethopia ay qabto oo ah in deegaanka ay soo galeen firxadka dagaalamayaal katirsan Alshabaab.

waxa uu uwaramay cumar lakiman oo ku sugan Daljir Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: