XOG CUSUB: Mukhtaar Roobow oo Abaabul Dagaal Kawadda Gobalka Bakool & Ciidamadii Ugu Badnaa (Akhriso)

XOG CUSUB: Mukhtaar Roobow oo Abaabul Dagaal Kawadda Gobalka Bakool & Ciidamadii Ugu Badnaa (Akhriso)

Warbaahinta Radio Daljir ayaa helaysa Xog Rasmi ah oo ku aadan in uu Dagaal Xoogan Abaabulayo Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ,oo horrey uga tirsana Xogaaga Alshabaab,balse iminka dagaal xoogan kalaso horjeeda Alshabaab.

Roobow iyo Maleeshiyaad isaga ka Amar Qaata Wararku waxay sheegayaan inay ku Suganyihiin Degaanka Abal oo katirsan Gobalka Bakool,Waxaana socda xiligan Diyaar Garowgii ugu xoogana ee Golf ka Coladeed ee kadhanka ah Kooxda Alshabaab.

Mukhtaar Roonbow ayaa maalmihii u dambeyaay Waxaa uu booqonayaay Saldhigayada ,Ama Fariisimaha Ciidamadda Dowladda ee Gobaladda Bay iyo Bakool,waxaana hadda uu sheegay in uu qaadi doono dagaal xoogan oo Kooxda Shabaab looga saarayo gobaladda.

Kooxda Alshabaab ayaa Maalmo kahor shaacisay inay dileen Wiil uu adeer u yahay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ilaa hadda Dowladda dhexe aysan shaacin ,waxaa uu ka damacsanyahay ama uu dowladda ka doonayo ,marka loo eego ragga kale ee kasoo gooysta Kooxda Alshabaab oo iyagu xilaal kala duwan ka hella dowladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com