Maamulka Balanbale :“ Xuduudka Etoobiya iyo Galgaduud Waa Xiranyahay Waana ka Xunahay Arrintaa “(dhegayso)

Muddo kabadan todobaad waxaa xiran Xuduuda Degmada balanbale ay la wadaagto dalka ethopia iyadoona saamayn wayn ay ka dhalatay Talaabadaasi.

Maamulka magaalada balanbale ayaa ku tilmaamay falkaan mid laga xumaado, iyagoona sheegay in aysan garanayn sababta xadka loo xiray.

Gudoomiyaha balanbale Jaamac Xeyle oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in xuduuda loo xiray tuhun ethopia ay qabto oo ah in deegaanka ay soo galeen firxadka dagaalamayaal katirsan Alshabaab.

waxa uu uwaramay cumar lakiman oo ku sugan Daljir Boosaaso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com