Dowladda Puntland oo soo saartay awaamiirta ammaanka doorashada Puntland (Daawo/Akhriso)

Dowladda Puntland oo soo saartay awaamiirta ammaanka doorashada Puntland (Daawo/Akhriso)

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad iyo taliyaha ciidamada amniga ee doorashada Puntland, ahna taliyaha ciidamada badda Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa soo saaray xaaladda amni ee Garoowe iyo xiliga doorashada.

Cabdirisaaq Diiriye ayaa sheegay inay ammaanka sugayaan oo kaliya haddii shacabku ay la shaqeeyaan dowladda, waxaana uu xusay ciidamada inay joogaan meelo cayiman oo la isla ogyahay.

Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf ayaa sheegay shacabka inay u jeedinayaan inay la shaqeeyaan dowladda, waxaana uu intaasi ku daray inay qaadayaan howlgallo kalle duwan oo ammaanka lagu sii xaqiijinayo.

Hoos ka akhriso digireetada Xafiiska Madaxweyne Gaas kaso baxday

 

Hoos kadawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com