Guddoomiyaha Gobalka Bari Dhedo oo Ka Hadlay Khilaafka Ganacsatada iyo Dowladda (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka Bari Dhedo oo Ka Hadlay Khilaafka Ganacsatada iyo Dowladda (dhegayso)

Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) Guddoomiyaha gobalka Bari oo maanta Warbaahinta la hadlayeey ayaa ka hadlay ujeedka dhabta ah ee kajira Magaaladda Boosa

QARDHO: MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA LA DAGAALANKA AYAXA EE SOOMAALIYA (daawo)
Madaxtooyada Somaliland oo lagu eedeeyey afduubasho ganacsi iyo dheeliga dhaqaale ee ay keentay
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 46aad

Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) Guddoomiyaha gobalka Bari oo maanta Warbaahinta la hadlayeey ayaa ka hadlay ujeedka dhabta ah ee kajira Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari iyo waliba khilaafka Ganacstada iyo dowladda.

Dhedo ayaa sheegay in haba yarate Dowladda iyo Ganacstada aysan isku hayn wax Canshur ah,Balse la isku hayo qandaraska balaarinta dekadda Boosaaso.

Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Boosaaso Kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: