Guddoomiyaha Gobalka Bari Dhedo oo Ka Hadlay Khilaafka Ganacsatada iyo Dowladda (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Bari Dhedo oo Ka Hadlay Khilaafka Ganacsatada iyo Dowladda (dhegayso)

Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) Guddoomiyaha gobalka Bari oo maanta Warbaahinta la hadlayeey ayaa ka hadlay ujeedka dhabta ah ee kajira Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari iyo waliba khilaafka Ganacstada iyo dowladda.

Dhedo ayaa sheegay in haba yarate Dowladda iyo Ganacstada aysan isku hayn wax Canshur ah,Balse la isku hayo qandaraska balaarinta dekadda Boosaaso.

Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Boosaaso Kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com