Magaaladda Gaalkcyo lagu qabtay Shir ku Saabsan Tacadiga lagula Kaco Haweenka (dhegayso+Sawiro)

Magaaladda Gaalkcyo lagu qabtay Shir ku Saabsan Tacadiga lagula Kaco Haweenka (dhegayso+Sawiro)

Waxaa Maanta Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta gobalka Mudug ka furmay shir muhiim ah oo looga hadlayo Tacadiga kadhanka ah Haweenka ,iyado shirkaas ay ka qayb galeen Masuuliyin kala duwan oo kasocda DFS iyo Hay’adaha Xuquuqul insaanka.

Shirkan ayaa la filayaa intu socdo in qodobo laga soo saaro ,waxaana Shirkan uu socon doona Labo Malmood,waxaana la falanqayn doona qaabka ugu haboon ee loga hortagi karro Tacadiga kadhanka ah Haweenka Somaliyeed oo ah laf dhabarka Bulshadda.

Wariye Subeer Sheekh Cabdi Ayaa Shirkaas ka qayb galay Warbixintana inoogaso diray Gaalkcyo

Hoos Kadaawo Sawiradda Shirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com