Taliyihii ciidamada taraafikada ee Soomaaliya oo ku geeriyooday xafiiskiisa Muqdisho

HomeWararka

Taliyihii ciidamada taraafikada ee Soomaaliya oo ku geeriyooday xafiiskiisa Muqdisho

Taliyihii ciidmaada taraafikada ee dowladda faderaalka Soomaaliya Gen Cali Maxamed Shariif ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, gaar ahaana xafiisk

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Lakulmay Wafti Ka Socda Boqortooyada Qadar
Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed,Hiirshabeele,& Galmudug oo Muqdisho gaaray
Madaxweyne Kuxigeen Camay iyo Gurmad ku Wajahan Buuhoodle

Taliyihii ciidmaada taraafikada ee dowladda faderaalka Soomaaliya Gen Cali Maxamed Shariif ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, gaar ahaana xafiiskiisa oo sidoo kale oo hooy u ahaa.

Janenka ayaa dhowaan kasoo laabtay safar wadanka Inida oo arimo caafimaad uu aaday, isagoona sidoo kale xanuunsanaa.

Marxuumka ayaa horay ula soo shaqeeyey dowladihii kale duwanaa ee dalka soo maray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: