Taliyihii ciidamada taraafikada ee Soomaaliya oo ku geeriyooday xafiiskiisa Muqdisho

Taliyihii ciidmaada taraafikada ee dowladda faderaalka Soomaaliya Gen Cali Maxamed Shariif ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, gaar ahaana xafiiskiisa oo sidoo kale oo hooy u ahaa.

Janenka ayaa dhowaan kasoo laabtay safar wadanka Inida oo arimo caafimaad uu aaday, isagoona sidoo kale xanuunsanaa.

Marxuumka ayaa horay ula soo shaqeeyey dowladihii kale duwanaa ee dalka soo maray.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com