Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Shirkii Madasha wada tashiga ee Madaxda Qaranka (dhegayso)

HomeWararka

Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Shirkii Madasha wada tashiga ee Madaxda Qaranka (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo baddan taabanaysa kajeediyeey shirkii Madasha wada tashiga ee Madaxda Qaranka ,kaas oo maanta galinki dambe lagu soo gabagabeyeey Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in loo bahanyahay midnimo si shacabka ugu kalsonadan madaxdooda ,isago soo hadal qaaday Ahmiyadda shirkan maanta lasoo Afmeeray. dhegayso codka http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59ff36f0040100d506455437/Khudbadii+Farmaajo+ee+shirka+.mp3

Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa ku hanjabay inuu dalkiisa ka saarayo kumaanka qaxootiga ah ee u dhashay dalka Congo
Wasiir Xukuumadda Soomaaliya katirsan oo hortagaya Aqalka Sare
Itoobiya oo shaacisay in faragalin lagu hayo

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo baddan taabanaysa kajeediyeey shirkii Madasha wada tashiga ee Madaxda Qaranka ,kaas oo maanta galinki dambe lagu soo gabagabeyeey Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa sheegay in loo bahanyahay midnimo si shacabka ugu kalsonadan madaxdooda ,isago soo hadal qaaday Ahmiyadda shirkan maanta lasoo Afmeeray.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: