Wasiir Xukuumadda Soomaaliya katirsan oo hortagaya Aqalka Sare

Wasiir Xukuumadda Soomaaliya katirsan oo hortagaya Aqalka Sare

Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta oo Isniin ah hortagaya xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, isagoona ka jeedin doona hindise sharciyeedka la dagaalanka Musuqmaasuqa ee dowladda, kaasi oo  aqalka hoose ay ansixiyeen 13,Nov,2017.

Xeerkan ayaa waxaa haddii ay ogoladaan Aqalka Sare uu u gudbi doonaa xafiiska madaxwaynaha Soomaaliya, si loo ansixiyo.

Soomaaliya ayaa safka hore kaga jirta dalalka caalamka ee uu aafeeyey musuqmaasuqa, kaasi oo saamayn ku yeeshay adeegyadii bulshada ee muhiimka u ahaa.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com