Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Shirkii Madasha wada tashiga ee Madaxda Qaranka (dhegayso)

Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Shirkii Madasha wada tashiga ee Madaxda Qaranka (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo baddan taabanaysa kajeediyeey shirkii Madasha wada tashiga ee Madaxda Qaranka ,kaas oo maanta galinki dambe lagu soo gabagabeyeey Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa sheegay in loo bahanyahay midnimo si shacabka ugu kalsonadan madaxdooda ,isago soo hadal qaaday Ahmiyadda shirkan maanta lasoo Afmeeray.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com