Culimada Soomaaliland oo Bayaan ka soo saaray qaabka ay usocdaan ololaha doorashada Soomaaliland (dhegayso)

HomeWararka

Culimada Soomaaliland oo Bayaan ka soo saaray qaabka ay usocdaan ololaha doorashada Soomaaliland (dhegayso)

Culimaa udiinka Soomaali land ayaa kadiga qaabka uu usocdo ololaha doorashada Soomaaliland iyo isu soobaxyada dhalinta dada yar ee raga iyo dumarka is

Madaxwayne Camey: “Shaqo gaar ah ayaan Xamar u tagay, siyaasadda shaqo kuma laha”
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo labbis Oromo uga qaybgaley maalinka xuska qowmiyadaha Itoobiya
Jublanad oo ka hadashay ganacsade caan ah oo xalay Kismaayo lagu dilay

Culimaa udiinka Soomaali land ayaa kadiga qaabka uu usocdo ololaha doorashada Soomaaliland iyo isu soobaxyada dhalinta dada yar ee raga iyo dumarka isugujira.

Culimada ayaa bayaan ay maanta si wada jir ah u soo saareen ayaa waxa aya ugu baaqay maamulka soo maaliland gaar ahaan madaxweynaha xil wayn ay iska saaraan Amniga gobolada soomaaliland .

dhanka kale Gudiga doorashada ayay ugu baaqeen in ay joojiyaan qaabka qaldan ee ay usocoto ololeenta .

Culimada ayaa kubaaqay ugu danbeen ilaalinta aqlaaqda wanaagsan ilaalinta cadaalada iyo sinaanta bulshada iyo ka fogaanshaha wax kasta oo dhaawacaya aqlaaqda wanaagsan sida is dhaxgalka raga iyo dumarka.

Hadaba Bayaanka Culimada waxaa saxaafada u aqriyay Sheeq Maxamed Cabdi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: