Madaxwayne Camey: “Shaqo gaar ah ayaan Xamar u tagay, siyaasadda shaqo kuma laha”

Madaxwayne Camey: “Shaqo gaar ah ayaan Xamar u tagay, siyaasadda shaqo kuma laha”

Madaxweyne kuxigenka dowladda Puntland Injineer C/xakiin  Xaaji Cumar Camey oo safar ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe .

Camey ayaa sheegay in  Muqdisho uu utagay howlo gaar ah , balse maalmihii uu ku maqnaa Muqdisho warbaahintu ay qoraysay warar aan sal iyo raad lahayn uu ku saabsanaa safarkiisa Muqdisho .
Camay oo warbaahinta lahadlay ayaa waxaa hadaladisii kamid ahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com