Culimada Soomaaliland oo Bayaan ka soo saaray qaabka ay usocdaan ololaha doorashada Soomaaliland (dhegayso)

Culimada Soomaaliland oo Bayaan ka soo saaray qaabka ay usocdaan ololaha doorashada Soomaaliland (dhegayso)

Culimaa udiinka Soomaali land ayaa kadiga qaabka uu usocdo ololaha doorashada Soomaaliland iyo isu soobaxyada dhalinta dada yar ee raga iyo dumarka isugujira.

Culimada ayaa bayaan ay maanta si wada jir ah u soo saareen ayaa waxa aya ugu baaqay maamulka soo maaliland gaar ahaan madaxweynaha xil wayn ay iska saaraan Amniga gobolada soomaaliland .

dhanka kale Gudiga doorashada ayay ugu baaqeen in ay joojiyaan qaabka qaldan ee ay usocoto ololeenta .

Culimada ayaa kubaaqay ugu danbeen ilaalinta aqlaaqda wanaagsan ilaalinta cadaalada iyo sinaanta bulshada iyo ka fogaanshaha wax kasta oo dhaawacaya aqlaaqda wanaagsan sida is dhaxgalka raga iyo dumarka.

Hadaba Bayaanka Culimada waxaa saxaafada u aqriyay Sheeq Maxamed Cabdi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com