Jublanad oo ka hadashay  ganacsade caan ah oo xalay Kismaayo lagu dilay

HomeWararka

Jublanad oo ka hadashay ganacsade caan ah oo xalay Kismaayo lagu dilay

Afhayeenka Wasaaradda amniga Jubbaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa oo kismaayo kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidada amniga ee Jublanad

Diyaaradaha dagaalka Maraykanka oo soo riday saacado kadib buufin looga shakisan yahay inay basaas u aheyd Shiinaha
Wasiir Goodax oo mar kale ka hadlay arrinta Shahaadada Puntland una jawaabay Senator Faroole (Daawo)
Khayre oo Kormeer ku tagay Xarumaha Ciidanka Booliska Somaliyeed (Sawiro)

Afhayeenka Wasaaradda amniga Jubbaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa oo kismaayo kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidada amniga ee Jublanad ay wadaan baaritaan ku aadan ragii dilka ugaystay xalay Allaha unaxariistee Nabadoon Siciid Ciise Cabdi oo kamid ahaa ganacsatada deegaanka Jubbaland sida aadka looya yaqaanay.

waxa uu Afhayeenka uga tacsiyeeyay eheladii uu ka bxay marxuumka in uu janadi fardowso ka waraabiyo maadaama ay gacan ka xaqdaran ay dishay.

Nabadoonka ayaa xaafada Calanley ee galbeedka magaalada ku toogtay Rag ku hubeysanaa Bastoolado,kuwaas oo markiiba goobta isga baxsaday.
majirto ilaa iyo haatan cid ay u soo qabteen maamulka Jublanad dilka ganacsadahan, waxaan maanta magaalada Kismaayo ka dhacay dibad bax looga soo hrjeeday dilkiisa.

Magaalada kismaahyo ayaa dhowr jeer oo hore waxaa sidan oo kale dilal qorshaysan loogu gaystay ganacsato iyo Nabadoono caan ka ahaa magaalada ilaa iyo haatan cidii dilkaasi gaysatay aan maxkamada la soo taagin.
Diiwaanka warka.
Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: