Sheekh Nuur Baaruud: “642 qof oo kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qarixii Zoobe ayaan Lacag Garsiinaynaa” (dhegayso)

Sheekh Nuur Baaruud: “642 qof oo kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qarixii Zoobe ayaan Lacag Garsiinaynaa” (dhegayso)

Sheeq nuur baaruud gurxan oo kamid ah culimada ugu waawayn Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha gudiga gurmadka qaranka soomaaliya ayaa waraysi uu siiyay Caawa Radio daljir waxa uu kaga hadlay shir maanta ay kuyeesheen magaalada muqdisho Gudiga gurmadka Qaraxii Zoobe kaas oo looga hadlaayay maareenta dhaqaalihii gudiga soogaaray.iyo dhaqaale kale oo wali laga sugayo gobolada dalka Sida Puntland .

Waxa uu sheegay in dhaqaalaha soo gaaray gudiga loo qaybin doono 642 qof .

Sheeqa ayaa sidoo kale kahadlay weerarkii dhawaan kadhacay hotel Naasahalood 2 waxa uu sheegay in loo diyaar garoobo dagaal ka dhan ah kooxda Al-shabaab .

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com