Kulan ku Saabsan Nidaamka Doorashooyinka Puntland oo Kasocda Garowe (Sawiro)

HomeWararka

Kulan ku Saabsan Nidaamka Doorashooyinka Puntland oo Kasocda Garowe (Sawiro)

Caasimadda Puntland ee Garowe Waxaa Maanta ka Furmay Kulan ku saabsan Nidaamka Doorashooyinka ,kaas oo u dhaxeeya Bulshadda iyo Gudiga Doorashooyinka Puntland. Kulankan ayaa ah Kala warqaadasho ,waxaana ku sugan Madasha uu shirka kasocdo xubno isugu jira Siyaasiyin ,Aqoonyahano ,Ururada Bulshadda Rayidka ah iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshadda. Sawiro Hordhac ah Hoos kadaawo

Biyo La’aan Baahsan oo lagaso sheegayo Gobalka Bari degaano katirsan (dhegayso)
Qoysaas abaartu samaysay oo gaaray degaano ka tirsan gobalka Sanaag (dhegayso)
Madaxweynaha Koonfur Galbeed shariif xasan oo Dhuusa-mareeb gaaray (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garowe Waxaa Maanta ka Furmay Kulan ku saabsan Nidaamka Doorashooyinka ,kaas oo u dhaxeeya Bulshadda iyo Gudiga Doorashooyinka Puntland.

Kulankan ayaa ah Kala warqaadasho ,waxaana ku sugan Madasha uu shirka kasocdo xubno isugu jira Siyaasiyin ,Aqoonyahano ,Ururada Bulshadda Rayidka ah iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshadda.

Sawiro Hordhac ah Hoos kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: