Madaxweynaha Koonfur Galbeed shariif xasan oo Dhuusa-mareeb gaaray (dhegayso)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed shariif xasan oo Dhuusa-mareeb gaaray (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray magaaladda dhuusa-mareeb,halkaas oo si diiran madaxda galmudug ugu soo Dhaweeyayen.

Waxaa Garoonka Diyaarada Kusoo Dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir intaas Kadib Ayaa Waxaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Loo Gudbiyay Xarunta Gobolka Waxa Uuna Halkaasi Kula Hadlay Warbaahinta.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0