Site icon Radio Daljir

Kulan ku Saabsan Nidaamka Doorashooyinka Puntland oo Kasocda Garowe (Sawiro)

Caasimadda Puntland ee Garowe Waxaa Maanta ka Furmay Kulan ku saabsan Nidaamka Doorashooyinka ,kaas oo u dhaxeeya Bulshadda iyo Gudiga Doorashooyinka Puntland.

Kulankan ayaa ah Kala warqaadasho ,waxaana ku sugan Madasha uu shirka kasocdo xubno isugu jira Siyaasiyin ,Aqoonyahano ,Ururada Bulshadda Rayidka ah iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshadda.

Sawiro Hordhac ah Hoos kadaawo

Back to Home page