Qoysaas abaartu samaysay oo gaaray degaano ka tirsan gobalka Sanaag (dhegayso)

Qoysaas abaartu samaysay oo gaaray degaano ka tirsan gobalka Sanaag (dhegayso)

Maxamed Cabdulaahi Shaacur Maamula Caafimaadka ee Deegaanka Habrshiro ee gobolka Sanaag oo Waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ku Sheegay in 130 qos oo ku soo Xerooday Miygi Degaankaas ,ka dib markii ay ku Cayroobeen Abaaro isdaba joogey oo ka dhacay halkaa ayuu sheegay in Dadkaa ay hasto Xaalad Bina adantinimo oo ku Saabsan dhanka Qutul Daruuriga.

Weriye Maxamed Xasan dhallo oo ku sugan Daljir Garoowe ayaa Warstay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com