Khilaafka Madaxda Galmudug iyo Baaqa Baarlmaanka (dhegayso)

HomeWararka

Khilaafka Madaxda Galmudug iyo Baaqa Baarlmaanka (dhegayso)

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayay ku baaqeen in la dejiyo khilaafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta s

Baarlamaanka Soomaaliya oo la horgaynayo miisaaniyadda 2018
Munaasabad lagu daah-furayay dib u howlgalinta Naadiga Madbacada Qaranka oo Muqdisho kadhacday
Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad oo la weeraray

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayay ku baaqeen in la dejiyo khilaafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta sare ee Galmudug. Waxa ay sheegeen in Galmudug ay leedahay dastuur, islamarkaana ay doonayaan in ay isaga ku kala baxaan cidii uu khilaaf soo kala dhexgalo.

Xildhibaanada Galmudug ayaa iyana sheegay in ay ka shaqayn doonaan sidii loo soo afjari lahaa khilaafka taagan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: