Khilaafka Madaxda Galmudug iyo Baaqa Baarlmaanka (dhegayso)

Khilaafka Madaxda Galmudug iyo Baaqa Baarlmaanka (dhegayso)

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayay ku baaqeen in la dejiyo khilaafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta sare ee Galmudug. Waxa ay sheegeen in Galmudug ay leedahay dastuur, islamarkaana ay doonayaan in ay isaga ku kala baxaan cidii uu khilaaf soo kala dhexgalo.

Xildhibaanada Galmudug ayaa iyana sheegay in ay ka shaqayn doonaan sidii loo soo afjari lahaa khilaafka taagan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com