Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Calanka Reer Manchester Weli waa Babbanayaa (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Calanka Reer Manchester Weli waa Babbanayaa (dhegayso)

Waxaa weli socda kulamada horyaalka Ingiriiska, welina wax isbadalay dhanka kala sarraynta horyaalka Ingiriiska ma ayna dhicin, waxaana illaa iyo hadd

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ousmane Dembele waa Barca waana €150 Milyan (dhegayso)

Waxaa weli socda kulamada horyaalka Ingiriiska, welina wax isbadalay dhanka kala sarraynta horyaalka Ingiriiska ma ayna dhicin, waxaana illaa iyo hadda hoggaanka si wadajir ah u haya labada kooxood ee reer Manchester.

Dhanka horyaalka Spain, kooxda Real Madrid ayaa guul muhiim ah gaadhay kaddib markii kulankii ugu danbeeyay garoonkooda looga badiyay, laakiin waxaa weli hoggaanka si raaxo leh u haysa Barcelona.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

   

     

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: