Ciidamada Badda Puntland oo Qabtay Dooni Hub ku Raran (dhegayso)

Ciidamada Badda Puntland oo Qabtay Dooni Hub ku Raran (dhegayso)

Ciidamada badda Puntland ayaa gacanta ku dhigay dooni waday hub oo ka timid wadanka Yemen, xilli ay kusoo xiratay marsadda deegaanka Mareero ee duleedka magaalada Bossaso.

Howlgalkan ayay ciidamadu fuliyeen kadib markii ay kusoo wargeliyeen dadka deegaanka Mareero xilli hubka laga dajinayay.

Kusimaha taliyaha ciidamada badda Maxamed Maxamuud Xasan oo saxaafadda usoo bandhigay ayaa sheegay inay ku raad joogaan dhinacyadii hubka uu usocday.

Hoos kadhegayso warbixinta

     

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com