Fanaanada Maryan Mursal oo Si Weeyn lagu Soo Dhaweyeey Gaalkcyo (Sawiro)

HomeWararka

Fanaanada Maryan Mursal oo Si Weeyn lagu Soo Dhaweyeey Gaalkcyo (Sawiro)

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta si weeyn loogu soo dhaweyeey Fanaanada Caanka ah ee Somaliyeed Maryal Mursal,taas oo baryaha

Dal-iftiinshe: Mashruuca Qurxinta iyo Dhiraynta Degmada Carmo
Maxkamadda Hargeysa oo Sadex Sano Xabsi ah ku Riday Abwaanad Nimco Qorane (dhegayso)
Ceel biyoodkii Tuulada Awr-boogays ee gobolka Sool oo jabay (dhegayso)

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta si weeyn loogu soo dhaweyeey Fanaanada Caanka ah ee Somaliyeed Maryal Mursal,taas oo baryahaan ku sugnayd Puntland.

Fanaanada Waxaa si weyn ugu soo dhaweyeey Gaalkcyo Maamulka Gobalka Mudug,Dhalinyaradda Gaalkcyo ,iyo Qaybaha Kala duwan ee Bulshadda Gaalkcyo ,kuwaas oo kusoo dhaweyeey caleemo qoyan iyo cunada Hiddaha iyo dhaqanka.

Fanaanada oo Soo dhaweynta loogu sameyeey Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf ka hadlaysay ayaa sheegtay in 61 sano kadib ay dib ugu soo laabtay Gaalkcyo ayna ku faraxsantahay imaatinkeeda Gaalkacyo.

Hoos Kadaawo Sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: