Dal-iftiinshe: Mashruuca Qurxinta iyo Dhiraynta Degmada Carmo

HomeWararka

Dal-iftiinshe: Mashruuca Qurxinta iyo Dhiraynta Degmada Carmo

Degmada Carmo waxaa dhawaan laga bilaabay mashruuc loogu magacdaray Dal-iftiinshe. Mashruucan ayaa waxaa loogu talagalay in lagu dhireeyo dhamaan xaaf

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Ururka Gargaar oo Hawlo Samafal ka Wada Buuhoodle (dhegayso)

Degmada Carmo waxaa dhawaan laga bilaabay mashruuc loogu magacdaray Dal-iftiinshe. Mashruucan ayaa waxaa loogu talagalay in lagu dhireeyo dhamaan xaafadaha iyo waddooyinka degmada Carmo. Mashruuca waxaa hindisay Guddoomiyaha degmada Carmo, Injineer Maxamed Cali Shire, oo muddo badan ku taamayay hirgalinta mashruuca.

Lacagta kubaxaysa mashruuca wajiga koowaad waa ku dhawaad boqol kun oo Doolar.

Hadaba Guddoomiyaha mashruucan Dal-iftiinshe  Maxamed Cali Shire Ahna Gudoomiyaha Dagmada Carmo ayaa arrimahaasi waxaa ka waraystay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: