Dooni kaluumaysi oo ku Degtay Xeebta Berbera

HomeWararka

Dooni kaluumaysi oo ku Degtay Xeebta Berbera

Dooni nooca  kaluumeysiga ah oo ka shiraacatey magaalada Berbera ayaa waxa ay maanta ku degtay deeganka Ceel Darad oo dhinca bari kaga beegan magaalad

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyaro ku xayirnaa dalka liibiya
Askari katirsan ciidamada Booliska oo Boosaaso lagu dilay
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO

Dooni nooca  kaluumeysiga ah oo ka shiraacatey magaalada Berbera ayaa waxa ay maanta ku degtay deeganka Ceel Darad oo dhinca bari kaga beegan magaalada Berbera. Doontan ayaa waxaa saarnaa lix qof oo ka mid ahaa ahaqaalihii doonta oo illaa iyo imika la la’yahay.

Wasiirka kalluumaysiga Maamulka Soomaaliland Cali Jaamac Buureed ayaa qasaaraha doontan ka waramay.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: