Ururka Gargaar oo Hawlo Samafal ka Wada Buuhoodle (dhegayso)

HomeWararka

Ururka Gargaar oo Hawlo Samafal ka Wada Buuhoodle (dhegayso)

Ururka Gargaar oo ah urur ka shaqeeya arimaha samafalka kana dhisan Buuhoodle ayaa bilaabay olole ay gurmad ugu fidinayaan xilliga Ramadaanta dadka ku caydhoobey abaaraha. Guddoomiyaha ururka Cabdilaahi Jaamac Haaruun ayaa Radio Daljir uga waramay arrintaasi. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/592a9a4a030100e96a025002/Gudoomiyaha+Gargaar+Cabdilaahi+Jaamac+Haaruun+28+May+2017.MP3

DOOLOW & DEEGAANADII AY ABAARTA BA’AN AY KA JIRTAY OO ROOBSADAY (daawo)
Paul Kagame oo sheegay inuu ka fikirayo in uu xilka sii hayo 20 sano oo kale
Madaxweynaha HirShabelle Ali Gudlawe ayaa caawa kulan xog-wareysi ah la yeeshay Masuuliyiinta Hey”adda FCA ee u xil saaran Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar

Ururka Gargaar oo ah urur ka shaqeeya arimaha samafalka kana dhisan Buuhoodle ayaa bilaabay olole ay gurmad ugu fidinayaan xilliga Ramadaanta dadka ku caydhoobey abaaraha. Guddoomiyaha ururka Cabdilaahi Jaamac Haaruun ayaa Radio Daljir uga waramay arrintaasi.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: