Ceel biyoodkii Tuulada Awr-boogays ee gobolka Sool oo jabay (dhegayso)

HomeWararka

Ceel biyoodkii Tuulada Awr-boogays ee gobolka Sool oo jabay (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya Tuulada Awr-boogays ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ay ciladi ku timid oo uu jabay Riigii biyaha ee Ceelkaasi ku yaalay dee

DAAWO: ABWAAN C/RAXMAAN (HOGOD) ayaa Gabay ku aamanay Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar iyo Xisbigiisa Barwaaqo
Warka Caweysin, Maxamuud Maxamed Jaamac, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wasiir an dalka joogin oo xilka lagu wareejiyeey Garoowe (Daawo)

Wararka naga soo gaaraya Tuulada Awr-boogays ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ay ciladi ku timid oo uu jabay Riigii biyaha ee Ceelkaasi ku yaalay deegaanka oo ay dadka iyo duunyaduba ay ka cabi jireen.

Xidig Maxamuud Warsame oo kamid ah odayaasha deegaanka ayaa Xiriir uu lasoo sameeyey Radio Daljir waxa uu baaq u diray Hay”adda Baasaweyn iyo dawladda Puntlad,

wariye Xaawo Axmed ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: