Taliyaha saldhiga  Burtinle oo Daljir uga waramay howlgalo ay ka sameeyeen magaalada dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha saldhiga Burtinle oo Daljir uga waramay howlgalo ay ka sameeyeen magaalada dhegayso)

Taliyaha saldhiga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal Siciid Cabdi Kurtun oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa ka warbixiyey falalkii amn

Xasan sheekh oo ku baaqay joojinta dagaalka ka socda gobalada dalka Qaar
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)
Shirkii Isgaarsiinta ee Kismaayo Ka Socdey oo Fashilmay (BAYAAN)

Taliyaha saldhiga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal Siciid Cabdi Kurtun oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa ka warbixiyey falalkii amni daro ee ka dhacay degmada.

waxa auu taliyaha sheegay in xabsiga la dhigay dhalinyaro farabadan oo faldambiyeed lagu helay iyo hubkii ay wax ku dileen.
Tlaiya ayaa waalidiinta ugu baaqay in ay ubad kooda ceshadaan inta aysan soo galin gacanta Booliska.

wariye Farateen ayuu uwramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: