Axmed Yuusuf Xaamud Hogaamiyihii Mucaaradka Dalka Jabuuti oo Geeriyooday

HomeWararka

Axmed Yuusuf Xaamud Hogaamiyihii Mucaaradka Dalka Jabuuti oo Geeriyooday

Hogaamiyihii Mucaradka dalka jabuuti Axmed Yuusuf Xaamud ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday dalka France ,halkaas oo malmihii u dambeyeey ku xanuuns

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Kooxo hubeysan ayaa labo qof oo isku qoys ah ku dilay Muqdisho
Shirkii Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

Hogaamiyihii Mucaradka dalka jabuuti Axmed Yuusuf Xaamud ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday dalka France ,halkaas oo malmihii u dambeyeey ku xanuunsanayeey marxuumka.

Marxuumka ayaa ku xanuunsanayeey Magaalada Quimper ee Galbeedka Faransiiska ,waxaana uu ku geeriyooday cisbitaalka magaaladdas ,sida ay xaqiijiyeey madaxda xisbiga uu ka tirsanaa oo warbaahinta la hadlay.

Maki Huubed oo ka mid ah wakiillada Isbahaysiga USN ee mucaaridka Jabuuti ayaa sheegay in Axmed Yuusuf oo ku geeriyooday da’da 79aad,wuxuna intaa ku daray in shalay lagu Aasay dalkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: