Axmed Yuusuf Xaamud Hogaamiyihii Mucaaradka Dalka Jabuuti oo Geeriyooday

Hogaamiyihii Mucaradka dalka jabuuti Axmed Yuusuf Xaamud ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday dalka France ,halkaas oo malmihii u dambeyeey ku xanuunsanayeey marxuumka.

Marxuumka ayaa ku xanuunsanayeey Magaalada Quimper ee Galbeedka Faransiiska ,waxaana uu ku geeriyooday cisbitaalka magaaladdas ,sida ay xaqiijiyeey madaxda xisbiga uu ka tirsanaa oo warbaahinta la hadlay.

Maki Huubed oo ka mid ah wakiillada Isbahaysiga USN ee mucaaridka Jabuuti ayaa sheegay in Axmed Yuusuf oo ku geeriyooday da’da 79aad,wuxuna intaa ku daray in shalay lagu Aasay dalkaas.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com