Ururada Bulashada Rayidka ee Cabudwaaq oo Ka Hadlay Qalbidhagax (dhegayso)

Ururada Bulashada Rayidka ee Cabudwaaq oo Ka Hadlay Qalbidhagax (dhegayso)

Kulan ay isugu yimadeen ururada Bulshada Rayidka ee Gobalada dhexe Magaaladda Cabudwaaq ayaa waxay ku tageereen Go’aankii dowladda dhexe ay ugu dhiibtay Etoobiya Cabdikareem Qalbidhagax oo kamid ahaa Jabhadda ONLF.

Cumar Lakiman oo Ku sugan Xarunta Daljir Cabudwaaq Ayaa Warbixintan kaso diray halkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com