Dilaagii Askari Booliska Kontoroolka Bossaso oo la Qabtay (dhegayso)

HomeWararka

Dilaagii Askari Booliska Kontoroolka Bossaso oo la Qabtay (dhegayso)

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Bari, Cabdixakiim Yuusuf Xuseen, oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Puntland oo askari boolis ah maanta ku dilay deegaanka Ceeldaahir ee degmada Carmo. Taliyuhu waxa uu u waramay wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59b88dd801010040282df536/Taliyaha+Qaybta+Boliska+Bari_Cabdixakiim_Yuusuf_waraysi_12_sep_2017.mp3

Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan Kasoo Saaray Nin u Gafay Nabigeena Muxumed NNKH (dhegayso)
Kooxda IS oo Qarjisaay Taliyayaal Sare oo Taalibaan ah
Somaaliya oo horumar weyn ka gaadhay Ganacsiga|Taxanaha Q 13-aad (Daawo)

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Bari, Cabdixakiim Yuusuf Xuseen, oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Puntland oo askari boolis ah maanta ku dilay deegaanka Ceeldaahir ee degmada Carmo.

Taliyuhu waxa uu u waramay wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: