Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan Kasoo Saaray Nin u Gafay Nabigeena Muxumed NNKH (dhegayso)

Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan Kasoo Saaray Nin u Gafay Nabigeena Muxumed NNKH (dhegayso)

Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray nin dhawaan baraha bulshada kuxiriirto soo dhigay sawir uu kusheegay in uuyahay nabi muxamed CSW.

Culimada ayaa sheegay in ninkan uu diinta kabaxay mar hadii uu falkaasi kukacay,iyago sheegay in maamulka Galmudug looga fadhiyo in ninkaas gacanta ay kusoo dhigaan.

culimada ayaa soojeedisay sidookale ninka lagumagacaabo bilow sheeq xuseen oo ah ninka sawirkiisa loo isticmaalay nabi Muxamed CSW uu cadeeyo mowqifka uu arinta ka taaganyahay.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com