HomeWararka

Ciidamada amaanka ee Bossaso oo qabtay maandooriyeyaal (sawiro)

Ciidamada Booliska ee kaantaroolka magaalada Bossaso ayaa gacanta kudhigay labo kiilo oo xashiishad ah oo kamid ah waxyaabaha maanka dooriya,  ragii w

Qardho: Beel sheegtay inay dooratay Beeldaaje oo u digtay qolyo mucaaraday oo ku sugan Garoowe.
Waraysi xiiso leh & Guddoomiyaha Awdal Land State & kacdoon horleh oo ka dhan ah Somaliland
Hargeysa: Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Ciidamada Booliska ee kaantaroolka magaalada Bossaso ayaa gacanta kudhigay labo kiilo oo xashiishad ah oo kamid ah waxyaabaha maanka dooriya,  ragii watay iyo gaarigii ay saarnaayeen.

Wariye Xasan Heykal ayaa qaabkii ay ugu suurta gashay ciidanka in ay ragan qabtaan waxa uu ka waraystay taliyaha qaybta booliska gobolka Bari C/xakiim Yuusuf Xuseen.

Hoos kadhagayso waraysiga

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: