Ciidamada amaanka ee Bossaso oo qabtay maandooriyeyaal (sawiro)

Ciidamada Booliska ee kaantaroolka magaalada Bossaso ayaa gacanta kudhigay labo kiilo oo xashiishad ah oo kamid ah waxyaabaha maanka dooriya,  ragii watay iyo gaarigii ay saarnaayeen.

Wariye Xasan Heykal ayaa qaabkii ay ugu suurta gashay ciidanka in ay ragan qabtaan waxa uu ka waraystay taliyaha qaybta booliska gobolka Bari C/xakiim Yuusuf Xuseen.

Hoos kadhagayso waraysiga

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com