Cumar cRashiid: “Waa Qalad Weyn in Muwaadin Soomaaliyeed loo Gacangeliyo Itoobiya” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Cumar cRashiid: “Waa Qalad Weyn in Muwaadin Soomaaliyeed loo Gacangeliyo Itoobiya” (dhegayso)

RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa beeniyay in dowladdii hore ee uu ra’iisul-wasaaraha ka ahaa ay Itoobiya la gashay heshiis ay

What does the arrival of UNSG Special Representative in Mogadishu mean to Somalia?
Warbixin Xoghaya Guud ee QM oo ka Jawaabay Eedda Dowladda Soomaaliya
Axmed Cali Salaad: “Qadar anaa wata adna Imaaraadka ha raacin wax la qaadan karo ma aha!”

RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa beeniyay in dowladdii hore ee uu ra’iisul-wasaaraha ka ahaa ay Itoobiya la gashay heshiis ay labada dal isku weydaarsanayaan maxaabiis iyo muwaadiniin. Sharmaake ayaa sheegay in heshiiska ay golaha wasiirrada xukuumadda Kheyre ay u cuskadeen dhiibistii Cabdikarin Muuse Qalbidhagax uu kaliya ahaa heshiis dhexmaray Dowladda deeggaanka Soomaalida Ethiopia iyo maamulka Galmudug oo xuduudda labada dal colaadi ku dhexmartay. RW hore Cumar Cabdirashid ayaa u waramay laanta VOA.

Isaga oo sii hadlayay ayaa dhanka kale waxa uu khalad weyn ku tilmaamay in Cabdikariim Qalbidhagax oo uu sheegay inuu yahay muwaadin Soomaali ah loo gacan galiyo Itoobiya.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: