HomeUncategorized

Maxamuud Sh Cumar, ku xigeenka Gudd. gobolka Cayn oo ka xog warramay khasaaraha iska-horimaadkii Buuhoodle.

Buuhoodle, May 22 – Ku xigeenka guddoomiyaha gobolka Cayn ayaa sheegay in jawiga guud ee magaalada Buuhoodle uu maanta deggan yahay, xaajadana ay faraha ku hayaan saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka Ismaamulka Somalida Itoobiya & Issimada gobolka Cayn. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

(Dhagayso) Siyaasi Cabdiwali Maxamuud Guray oo sheegay in DF ay ku fashilantay in dalka ay doorasho ka samayso 2016
R/wasaare Gaas oo isku-shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirada, wasiiru dawlayaal cusubna magacaabay.
Dhagayso Caawa iyo Daljir Talaado 29 – March – 2016 Wariye Xassan Haykal Daljir Boossaaso

Buuhoodle, May 22 – Ku xigeenka guddoomiyaha gobolka Cayn ayaa sheegay in jawiga guud ee magaalada Buuhoodle uu maanta deggan yahay, xaajadana ay faraha ku hayaan saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka Ismaamulka Somalida Itoobiya & Issimada gobolka Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: