Maxamuud Sh Cumar, ku xigeenka Gudd. gobolka Cayn oo ka xog warramay khasaaraha iska-horimaadkii Buuhoodle.

Buuhoodle, May 22 – Ku xigeenka guddoomiyaha gobolka Cayn ayaa sheegay in jawiga guud ee magaalada Buuhoodle uu maanta deggan yahay, xaajadana ay faraha ku hayaan saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka Ismaamulka Somalida Itoobiya & Issimada gobolka Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com