Dhagayso Caawa iyo Daljir Talaado 29 – March – 2016 Wariye Xassan Haykal Daljir Boossaaso

Boossaaso, Talaado 29, March, 2016  – Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Xassan Haykal, waxaad-na ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid yihiin:

Siyaasi Cali Daacuun oo dhaliilay qorshaha R/wasaare Cumar C/rashiid uu ku dirqinayo Dowladda Puntland

Wasaaradda Amniga DF oo sheegtay in la fashilyay qaraxyo la damacsanaa in laga fuliyo Muqdisho

63 Qof oo lagu soo qabtay howlgal amni oo laga fuliyay Gaalkacyo

Waxgaradka Hiiraan oo ka warbixiyay xilliga uu furmayo shirka Maamul u samaynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Iyo qodobo kale.

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com