HomeUncategorized

Gorfayn xaalada gobolka Mudug – waftiga Puntland & Issimada gobolka Mudug. [Dhegaysi …]

Galkacyo, July 14 - Waxaa in dhawaale safar hawleed ku joogay gobolka Mudug wafti uu hogaaminayo afhayeenka baarlamaanka Puntland Md. C/rashiid M. Xi

DHEGEYSO-Madaxweynihii dowladdii KMG ee Soomaaliya oo kahadlay Muranka Badda.
DHEGEYSO-Magaalada Qardho oo laga hirgeliyey Nootaayo sharci ah.
War saxaafadeed: Mawqifka cusub ee Dawladda Puntland kaga aadan dawlada federaalka ah (TFG).

Galkacyo, July 14 – Waxaa in dhawaale safar hawleed ku joogay gobolka Mudug wafti uu hogaaminayo afhayeenka baarlamaanka Puntland Md. C/rashiid M. Xirsi, ayna weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dawlada Puntland ee gobolka Mudug.

Mudada ii ay ku sugnaayeen Galkacyo ayaa waftigu ay kulamo wadatashi ah ay la yeesheen Issimada, nabadoonada, madaxda gobolka, hay’adaha rayadka ah, iyo bulashada qaybaheeda kale.

Kulan maanta ay yeesheen Issimada iyo waftigu ayaa lagu gorfeeyey horumarka gobolka, amniga, dhismaha golayaasha dawlada, ganacsiga, iyo fidinka maamulka ee gobolka.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: