DHEGEYSO-Madaxweynihii dowladdii KMG ee Soomaaliya oo kahadlay Muranka Badda.

Muqdisho, Sep 29 2016–Madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysey waxa uu kahadlay arrimaha muranka badda ee kadhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu kudheeraaday arrimo ay shacabka Soomaaliyeed siweyn u hadalhayeen oo ahaa in xilligii dowladdiisii la iibsadey qaar kamid ah xeebaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan xuduud badeedka Kenya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com