DHEGEYSO-Magaalada Qardho oo laga hirgeliyey Nootaayo sharci ah.

Qardho, Feb 23 2107-Xilli uu soo badanayey muranka dhanka hantida ah ayaa markii ugu horeysey magaalada Qardho waxaa laga furay Nootaayp cusub oo loogu magacdaray Nootaayada sharciga ah ee Qardho.

Warbixin-Fantastic.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0